Xiliga Dhuusamareeb lagu dooranayo gudoomiyaha baarlamanka Galmudug oo la shaaciyey

Guddiga doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo ka kooban 11 xubnood ayaa waxay shaaciyeen jadwalka doorashada gudoomiyaha baarlamaanka ka dib Kulan ay xalay magaalada Dhuusamareeb  ku yeesheen. Guddiga ayaa sheegay qabashada codsiyada xubnaha musharaxiinta inay bilaabaneyso maanta oo taariikhda ay ku beegaan tahay 20 September, ayna ku egtay maalinta Sabtida ah oo taariikhdu tahay 22-ka bishan. … Continue reading Xiliga Dhuusamareeb lagu dooranayo gudoomiyaha baarlamanka Galmudug oo la shaaciyey